HomeUncategorized

(Daawo Sawiro) Musharax Madaxwayne Cali Xaaji Warsame oo maalintii 2aad ku sugan Baladwayne

Baladwayne, Aug, 31, 2016 - Waxaa maalintii labaad ku sugan magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ah xilligaan musharax-madaxwayne 2016, waxaana uu maantay kulamo kale duwan la qaadan-doonaa qaybaha bulshada Baladwayne

“Ma jiro wax maamul ah oo aan kan Puntland ahayn oo ka jira deegaannada bariga fog, sida Caluula iyo Baargaal” Wasiirka beeraha & waraabka ee Puntland Eng. Bariij-kalo.
?Guddiga shaqada & shaqaalaha iyo wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntland oo ka shiray arrimaha shaqaalaha.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Arbaco_23

Baladwayne, Aug, 31, 2016 – Waxaa maalintii labaad ku sugan magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ah xilligaan musharax-madaxwayne 2016, waxaana uu maantay kulamo kale duwan la qaadan-doonaa qaybaha bulshada Baladwayne

Musharax Madaxwayne Cali Xaaji waxaa Baladwayne kusoo dhaweeyay Ugaaska Beesha Xawaadle iyo qaybaha bulshada Hiiraan. Maantayna waxaa uu bulshada Hiiraan kala hadli-doonaa arrimo quseeya marxalada Soomaaliya 2016

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: