Qardho: Qoysas ku sumoobay caano ay cabeen

HomeWararka

Qardho: Qoysas ku sumoobay caano ay cabeen

ilaa iyo sideed qof oo isugu jiray laba qoys ayaa  la geeyay isbitaalka ku yaalla magaalada Qardho kadib markii sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirka Isbit

Gabadhii ugu horaysay oo kamid noqota Aqalka Sare oo Baydhabo kasoo baxday
Kenya oo dib u furtay safaarada ay ku lahayd magaalada Muqdisho
Doorashada Kenya iyo Uhuru oo Guul Qarka u Saaran (TOOS U DAAWO)

ilaa iyo sideed qof oo isugu jiray laba qoys ayaa  la geeyay isbitaalka ku yaalla magaalada Qardho kadib markii sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirka Isbitaalka ay ku sumoobeen caano ay cabeen.

Labada qoyska ee ku sumoobay caanaha ayaa waxa ku jiray carruur yar yar kuwaa oo midkood uu markii dambe u geeriyooday caanaha uu  ku sumoobay.

Xaaladooda caafimaad ee dadkaas ayaa waxaa la tacalaya dhaqaatiirta sibitaalka, islamarkaana aysan faahfaahin dheeraad ah ka bixin sababta keentay  in ay dadka ku sumoobaan caanaha.

Lix ka mid ah dadka ayey dhaqaatiirta sheegeen in xaaladooda caafimaad ay wanaagsan tahay, islamarkaana ay soo kabanayaan.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: