Madaxwayne Jubaland muxuu ka sheegay magaalada Bosaso

HomeWararka

Madaxwayne Jubaland muxuu ka sheegay magaalada Bosaso

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta soo gaaray magaalada Bosaso ayaa sheegay inuu u yimid wadatashi uu la yeesho madaxwaynaha Puntland oo k

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
Cabdiraxmaan Cirro oo ka tacsiyeeyey qaraxii Muqdisho
Daawo Muqaal: Reer Gaalkacyo oo wacdaro dhigay iyo soodhaweyntii Farmaajo

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta soo gaaray magaalada Bosaso ayaa sheegay inuu u yimid wadatashi uu la yeesho madaxwaynaha Puntland oo ku wajahan arrimaha faderaalka.

Hadalkiisa oo koobnaa ayaa waxaa uu ku xusay inay xiligaan muhiim tahay in laga wada tashto siyaasadda Soomaaliya.

Madaxwaynaha Puntland ayaa horay ugu sugnaa magaalada Bosaso, iyadoona loo xiray booqashada Axmed Madoobe waddooyinka waawayn ee magaalada Bosaso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: