HomeUncategorized

DHEGEYSO-Puntland oo mashaariic horumarineed ka fulinaysa Buuhoodle.

Buuhoodle, Aug 28 2016--Dawladda Puntland ayaa sheegtay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn in ay haatan ka bilaabayso mashariic wax-ku-ool ah oo xagga hormarinta ah.

Gudiga doorashada heer federal oo qaadacay doorasho shalay kadhacday Jowhar.
TACSI: Ardayda iyo Macallimiinta Xamar ku geeriyootay Alle ha u Naxariisto.
AKHRISO: War ka soo baxay Musharax Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
Buuhoodle, Aug 28 2016–Dawladda Puntland ayaa sheegtay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn in ay haatan ka bilaabayso mashariic wax-ku-ool ah oo xagga hormarinta ah.
 
Mashaariicdaasi waxaa ka mid ah hirgelinta xarumo dawladeed oo ay ka mid yihiin dhismaha saldhig ciidan, xabsi maxaabiiseed, iskuullo waxbarasho iyo arrimo kale.
 
Wasiiru-dawlaha wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Axmed Ibraahim Cawaale oo hoggaaminayo wafti heer xukuumadeed ah oo ka socda dawladda Puntland, kuna sugan Buuhoodle maalmihii ugu dambeeyey ayaa arrimahaasi iyo kuwo kaleba uga warramay Khadar Cawl oo marka hore waydiiyey ujeedada imaatinkooda Buuhoodle uu daarran yahay?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: