Barcelona oo Iska Erisay Tababare Ernesto Valverde

HomeWararka

Barcelona oo Iska Erisay Tababare Ernesto Valverde

Maamulka naadiga reer Spain ee Barcelona ayaa eryey tabarahooda Ernesto Valverde, kadib markii bandhigiisa ay ku qanci waayeen maamulka naadiga. Ta

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Laascaanod & Dibadbaxyo ka dhacay
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Kigali, Rwanda (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare khayre oo Dhallinyaro kula kulmay Magaalada Dhuusamareeb

Maamulka naadiga reer Spain ee Barcelona ayaa eryey tabarahooda Ernesto Valverde, kadib markii bandhigiisa ay ku qanci waayeen maamulka naadiga.

Tababare Ernesto Valverde ayaa lagu bedelay tababarihii hore ee naadiga Real Betis ee Quique Setien.

Valverde oo 55 sano jir ah ayaa naadiga Barcelona ka caawiyey inta uu joogay hanashada labo ka mid ah horyaalka dalka Spain.

Tabaraha cusub ee naadiga Barcelona Quique Setien. oo 61 sano jir ah ayaa naadigiisii hore ee Real Betis inta uu joogay u qaaday Copa del Rey , meel wanaagsana ka gaarsiiyey kala sareynta horyaalka dalka Spain sanadkii 2005, inta uusan ka tagin bishii May isla sanadkaasi.

Quique Setien. ayaa heshiis 2 sano iyo bar ah la galay naadiga Barcelona.

Diiwaanka

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: