HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Jamaal Farax Aadan.

Galkacyo, Aug, 28 2016-Subax wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Galkacyo kasoo jeedinaya Jamaal Faarax Aadan.

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Beledweyn. [Akhris …]
Baahin: Axad, Apr 17, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan weeraro & qaraxyo shalay iyo maanta lagu qaaday masaajidda Galkacyo; 5 qof oo dhimasho ah, 12 dhaawac ah; waraysiyo ayaan la yeelanay indheergaradka & madaxda gobolka Mudug … Sh. Mursal Mire Maxamed oo ka mid ah culimada gobolka Mudug oo aan ka waraysanay waxa ay diintu ka qabto weeararada masaajidda & dilalka culimada … “Dilka culimada iyo weerarrada masaajiddu waa masiibo ugub ah oo ku soo korartay deegaanada Puntland” Gen. Yuusuf Axmed Khayr … Warbixin ku saabsan Issimo safar ku tagey deegaano ka mid ha gobollada Karkaar & Haylaan …
Ra?isal wasaarihii hore ee dalka Saacid Shirdoon oo sagootiyey shaqaalaha xafiiskiisa (Sawirro)

Galkacyo, Aug, 28 2016-Subax wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Galkacyo kasoo jeedinaya Jamaal Faarax Aadan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: