Biyoxidheenkii ugu weynaa Dowlad Deegaanka oo qalalay

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Biyoxidheenkii ugu weynaa Dowlad Deegaanka oo qalalay

Biyoxidheenka ugu mug iyo baaxadda weynaa DDS, kuna yaal duleedka Jigjiga, ayaa gudhay oo hadda biyo ka qalalan. Biyoxidheenkan waxaa dhisay gumaystih

Madaxweynaha DDS Mustafe Muxumad Cumar ayaa ka hadlay dhacdadii xalay ee Jaamacadda Jigjiga
Barakacayaasha Qolooji, DDS, oo daadku sii barakiciyey iyo maamulka Jigjiga oo weli ka aamusan
Cabashada bulshada Tuli Guuleed dhulbalaarsiga Oromada iyo dhoohanaanta maamulka (dhegayso)

Biyoxidheenka ugu mug iyo baaxadda weynaa DDS, kuna yaal duleedka Jigjiga, ayaa gudhay oo hadda biyo ka qalalan. Biyoxidheenkan waxaa dhisay gumaystihii Talyaaniga xilligii uu joogay qaybo kamid ah dalka itoobiya iyo deegaanka Soomaalida.

Biyoxidheenkan ayaa waxaa si gaar ah uga faa’iideysan jirey oo noloshoodu aad ugu xirneyd shacabka xoolodhaqata ah iyo waliba beeralayda deegaanka.

Biyoxidheenka oo looga dhaamiyo guud ahaan magaalada Jigjiga iyo nawaaxigeeda ayaa hadda waxa uu sababay iyo dadka deegaanka ay la soo daristo xaalad adag oo biyo la’aan ah. Ma jiro gurmad ama qorshe dowladeed oo illaa iyo hadda shacabka laga wargaliyey.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: