Puntland oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan sharciyeedka Batroolka

HomeWararka

Puntland oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan sharciyeedka Batroolka

Maamul goboleedka Puntland ayaa gebi ahaanba diiday sharciga Batroolka Soomaaliya oo ay ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in sharciga Batroolka uu ka hor-imaanayo dastuurka dalka iyo heshiisyada soo socda. Akhriso.

Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland oo Isku Horfadhiya Gobolka Cayn (dhegayso)
Ciidamo ka tirsan Somaliland oo la wareegay degaanka Yube ee gobalka Sanaag (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Maamul goboleedka Puntland ayaa gebi ahaanba diiday sharciga Batroolka Soomaaliya oo ay ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in sharciga Batroolka uu ka hor-imaanayo dastuurka dalka iyo heshiisyada soo socda.
Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: