DHEGEYSO-Madaxweyne Ku-xiegenka Galmudug oo baaq u diray Puntland.

Cadaado, Aug 23 2016–Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carrabey oo warbaahinta shalay kula hadlayey degmada Cadaado ayaa cambaareeyey markale weerarkii Galkacyo, wuxuuna Puntland ka codsaday inay arrimo badan iskaashi kawada sameeyaan.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com