HomeUncategorized

Qaraxyo Isdaba joogey oo kadhacay magaalada Galkacyo.

Galkacyo, Aug 21 2016--Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Qaraxyo xoogan laga maqlay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Maxkamada darajada 1-aad ee Bossaso oo xukuntay eedaysanayaal lagu soo oogay samaynta, beeca & istcimaalka mukhaadaraadka.
M/weynaha dowladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiirka Tukiga ee Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray.
Madaxweynaha Soomaaliya oo kahadlay dagaalada Kismaayo (Dhegayso)

Galkacyo, Aug 21 2016–Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Qaraxyo xoogan laga maqlay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. 

Dadweynaha magaalada ayaa ku yaacay goobta uu ka dhacay qaraxu, balse waxaa dhacay qarax weyn oo kale kas oo ka dhacay gudaha Xarunta dawladda Hoose, loona maleynayo in uu is qarxiyey mid kamid ah Naftood Haligayaashii gudaha u galay Xarunta. 

Khasaaraha ugu badan ayaa waxaa geysan kara qaraxa 2aad maadaama lala beegsaday dadweyne aad u badan oo isugu yimid goobta qarixii hore kadhacay.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: