DHEGEYSO-Dayactir kusocda xarumaha booliska ee magaalada Galkacyo.

Galkacyo, Aug 19 2016–Dowladda Puntland ayaa waxa ay dayactir xoogan kuwadaa xabsiyada iyo xarumaah booliska magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana shalay booqday warbaahinta uga warbixiyey taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com