HomeUncategorized

DHEGEYSO-Duubabka dhaqanka Shabeellaha dhexe oo dowladda dhaliilay.

Jowhar, Aug 18 2016--Odayaasha iyo wax garadka kasoo jeeda gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa kasoo horjeestay qaabka loo maaraayo dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Xubno ka Tiran Al-Qaacida oo lagu Dilay Yemen
Axsaabta xukuumadda wadaaga ah ee dalka Giriiga oo aqlibiyadoodii baarlamanka dhumiyey
DHEGEYSO-Wadooyinka Muqdisho oo weli xiran iyo ergooyinkii IGAD oo gaarey.

Jowhar, Aug 18 2016–Odayaasha iyo wax garadka kasoo jeeda gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa kasoo horjeestay qaabka loo maaraayo dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Waxgaradkaani ayaa waxa ay sheegeen in ay haboon tahay in laga fogaado waxyaaba qaarkooda waxayna dalbadeen in aan loo dhisan maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe sida loo dhisay maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: