HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wajigii Labaad ee howlgalka Danab oo Garoowe kasocda.

Garoowe, Aug 18 2016--Ciidanka nabadgelyada ee gobolka Nugaal gaar ahaan kuwa magaalada Garoowe ayaa saaka magaalada ka bilaabay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo, kuwaasi oo lagu qabtay askar lasheegay inay hub magaalada ladhexmarayeen iyagoo aan shaqo hayn.

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Dhismaha Garoon Diyaaradeed oo Cusub oo Garowe laga bilaabay
Dhagayso Barnaamijka Subaxnimo ee Saakay iyo Dunida May – 16- 2016 Wariye Cabdifitah Cumar Geedi

Garoowe, Aug 18 2016–Ciidanka nabadgelyada ee gobolka Nugaal gaar ahaan kuwa magaalada Garoowe ayaa saaka magaalada ka bilaabay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo, kuwaasi oo lagu qabtay askar lasheegay inay hub magaalada ladhexmarayeen iyagoo aan shaqo hayn.

Guddoomiyaha Gobolka Nuugaal Cumar Cabdullaahi Farawayne oo goor dhawayd Radio Daljir waraysi siiyay ayaa faahfaahin kabixiyay ujeedada howlgaladaan, waxaana uu xusay in howlgalkaan uu dabo-socdo howlgallada ka socda Gaalkacyo.
 
Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin ayuu khadka taleefanka ugu waramay, ugu horrayna waxaa uu waydiiyay ahmiyada howlgallada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: