HomeUncategorized

Maxaabiis kujirtey xabsiga Guantanamo oo lageeyey Imaaraadka.

Guantanamo, Aug 16 2016-- Wasaaradda Gaashaandhiga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegaysa in 15 qof oo lagu hayay xabsiga Guantanamo Bay ee dalka Cuba loo wareejiyay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo u diray maamulka Koonfur Galbeed.
AMISOM oo shaacisay in ay dileen weerar yahano ka tisan Al-shabaab xili ay weerareen Kismaayo
Dahabshiil oo bank cusub oo caalami ah ka furtay Bossaso.

Guantanamo, Aug 16 2016– Wasaaradda Gaashaandhiga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegaysa in 15 qof oo lagu hayay xabsiga Guantanamo Bay ee dalka Cuba loo wareejiyay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.  

Warbaahinta dalka Maraykanka ayaa sheegtay in 12 maxbuus oo ka mid ah dadkaasi ay u dhasheen dalka Yemen sidoo kalana ay jiraan kuwo u dhashay dalka Afghanistan.

Maxaabiistaani ayaa noqon doonta tiradii ugu badnayd ee maxaabiis ah oo laga wareejiyo xabsiga ugu weyn aduunka mudadii labada jeer ahayd ee uu xilka hayey madaxweyne Barack Obam.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: