HomeUncategorized

Wasiiro ku ganacsayray Isku-shaandhayntii xukuumadda Soomaaliland.

Hargeysa, Aug 15 2016--Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran_cadde oo xalay madaxweyne Siilaanyo uu xilkii ka qaaday una magacaabay jago kale ayaa qaadacay arrinkaasi.

DHEGEYSO-Musharax Faroole oo baaq u diray madaxda Puntland iyo Galmudug.
Garoonka Diyaaradaha Bosaaso oo Taliye Cusub Yeeshay
DHEGEYSO-Madaxweynaha Soomaaliland oo booqasho kumaraya Sool.

Hargeysa, Aug 15 2016–Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran_cadde oo xalay madaxweyne Siilaanyo uu xilkii ka qaaday una magacaabay jago kale ayaa qaadacay arrinkaasi.

Cali Maxamed Waran-cadde, oo uu madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inuu noqdo safiirka maamulka Soomaaliland ee dalka Itoobiya ayaa sheegay inuusan diyaar u ahayn qabashada xilkaasi.

Dhanka kalena waxaa xilkii loo dhiibay ka cudur daartay sida Wararku sheegayan Wasirkii hore ee Ganacsiga iyo Maalgashiga Xuseen Dayr. Kaasoo loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyadda.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: