HomeUncategorized

Madaxweynaha oo ku baaqay inaan laga daba imaan shabaabka laqabto.

Muqdisho, Aug 15 2016--Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka digay in laga daba yimaado xubnaha ka tirsan Shabaab ee ay ciidanka dowladda soo qabtaan.

Maxaa Laga Filayey Isimada SSC Inay Ka soo Saaraan Shirkii Buurawadal?
Mid ka mid ah murashaxiinta guddoonka PUNSAA la ogaaday in uu yahay sarkaal dawladeed iyo guddiga doorashada oo ka doodaya caddaymo loo soo gudbiyey.
DHAGAYSO:Warkii Duhurnimo ee Idaacadda Daljir_19

Muqdisho, Aug 15 2016–Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka digay in laga daba yimaado xubnaha ka tirsan Shabaab ee ay ciidanka dowladda soo qabtaan.

Madaxweynaha ayaa sheegay marka ciidanka dowladda ay soo qabtaan xubnaha ka tirsan Shabaab in ay ka daba yimaadaan Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Ganacsato iyagoo ku doodaya in aysan wax dambi ah aysan laheyn Shabaabka ciidanka dowladda ay soo qabtaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: