DHEGEYSO-Culimada Soomaaliyeed oo qabyaaladda ladagaalamaya.

Galkacyo, Aug 14 2016–Dhawaan ayay ahayd markii qaarkamida culumada soomaliyeed ay ku dhawaan barnamij ay ugu magacdareen ladagaalanka qabyalada iyo walalaynta umada soomaaliyeed 
 
Barnamijkaan ayaa laga hirgaliyay gobolo badan oo ka mida somaliya iyadon laga dhisay gudiyo ka shaqaynaya barnamijkaa 
shikh axmed cabdi samad cabdule oo kamida ah  Gudiga ka shaqayna barnamijka ladagaalanka qabyalada ayaa manta radio daljir  waraysi siyay ayaa uga warbaxshay waxyabaha u qabsoomay iyo dhamaan 
 
By shafici abdulkadir warsame

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com