HomeUncategorized

DHEGEYSO-Safiirkii hore ee Jabuuti u joogey Soomaaliya oo la sagootiyey.

Muqdisho, Aug 14 2016---Dowladda wadanka Jabuuti ayaa dhowaan ku dhawaaqday inay bedeshey safiirkii dalkeeeda u fadhiyey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya Mudane Dayib Dubad Rooble.

Australia oo Sharciyo cusub ku soo rogtay Somalida dalkeeda ku nool
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Jamaal Farax Aadan.
Garaad Saleebaan oo saxiixay Toban mudane oo Sool u metelaya baarlamanka Puntland (Dhegeyso)

Muqdisho, Aug 14 2016—Dowladda wadanka Jabuuti ayaa dhowaan ku dhawaaqday inay bedeshey safiirkii dalkeeeda u fadhiyey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya Mudane Dayib Dubad Rooble.

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu sagootinayey Mudane Dayib Dubad Rooble, ayna ka qaybgaleen mas’uuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya oo uu kamid ahaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: