HomeUncategorized

DHEGEYSO-Reer Beledweyne oo dalbaday in gobolkooda labo laga dhigo.

Beledweyne, Aug 13 2016--Dhawaan Waxaa lashaaciyay inshirkii Dhismaha Maamulka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu Qaban Doono Magaalada Muqdisho, urur Goboleedka IGAD iyo dawlda soomaaliya ayaa la sheegay in ay Qorsha haasi soo jeediyeen.

Ahlu Sunna oo caddeysey in ay la wareegeen xaafada Wadajir ee koonfurta Galkacyo. [Akhris …]
Meleteriga huwanta ah ee jooga gobolka Hiiraan oo maanta weerar ku ah degmada Buulo-burte
Madaxweynaha Soomaaliya Oo U Hambalyeeyey Madaxda Cusub ee Hirshabeelle.

Beledweyne, Aug 13 2016–Dhawaan Waxaa lashaaciyay inshirkii Dhismaha Maamulka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu Qaban Doono Magaalada Muqdisho, urur Goboleedka IGAD iyo dawlda soomaaliya ayaa la sheegay in ay Qorsha haasi soo jeediyeen.

 Hadaba Waxaa Go,aanadaasi kasoo horjeestay odayaasha dhaqanka ee Gobolka hiiraan . Nabadoon Maxamed Cabdi Raaxey waxa uu kamid yahay nabadoonadii Go,aankaasi kasoo horjeestay Waxaan uu sheegay in laba gobol waxaan ahay in aysan aqbalaynin.  

Wariye Xasan Heykal oo kusugan Daljir Bosaaso ayuu uwaramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: