HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo CC Geeddi.

Galkacyo, Aug 11 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana warka Caawa xarunta Daljir ee magaalada Galkacyo kasoo jeedinaya Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Yuusuf Indha-Cadde oo lagu xiray Ugandha, iyo dadaal lagu siidaynayo oo hadda socda.
Dawladda Puntland oo war-saxaafadeed ay soo saartay ku eedaysay Somaliland hurinta colaadda Ceerigaabo.
M/weyne Faroole oo ka qayb galay siminaar u furmay agaasimayaasha wasaaradaha dawlada Puntland. [Dhegaysi …]

Galkacyo, Aug 11 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana warka Caawa xarunta Daljir ee magaalada Galkacyo kasoo jeedinaya Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: