HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Alshababka lagu qabtay koonfurta Galkacyo.

Galkacyo, Aug 11 2016--Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay inay soodhoweynayaan howlgalada kadhanka ah argagixisada laakiin aysan raali ka noqon doonin howlgal aysan ka warhayn laga sameeyo qaybo kamid ah Galmudug gaar ahaan magaalada Galkacyo.

Somalia oo Maanta Kenya ka Dacweynaysa Maxkamadda ICC
El-Nino oo laga Cabsi Qabo in ay khasaare ka Gaysato Somalia
DHEGEYSO-Barnaamijkii ciyaaraha Daljir ee Sports News.

Galkacyo, Aug 11 2016–Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay inay soodhoweynayaan howlgalada kadhanka ah argagixisada laakiin aysan raali ka noqon doonin howlgal aysan ka warhayn laga sameeyo qaybo kamid ah Galmudug gaar ahaan magaalada Galkacyo.

Hadalka madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kusoo aadaya xilli ciidanka kumaandoosta Soomaaliya iyo kuwa PSF ee Puntland ay Galkacyo kusoo bandhigeen shaqsiyaad isugu jirey Soomaali iyo ajaaniib oo ay ku qabteen howlgalo ay ka sameeyeen koonfurta Galkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: