HomeUncategorized

DHEGEYSO-Salaad Cali Jeelle oo waraysi xiisabadan siiyey Daljir.

Muqdisho, Aug 11 2016--Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda federalka ah ee Soomaaliya kana mid ah raga hogaamiya asxaabta siyaasadeed ee kadhisan magaalada Muqdisho ayaa kahadlay arrimaha doorashada Soomaaliya.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo maanta Gaaray Jubbaland
Taliyihii ciidanka ilaalada ra’siiul wasaaraha Soomaaliya oo geeriyoodey.

Muqdisho, Aug 11 2016–Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda federalka ah ee Soomaaliya kana mid ah raga hogaamiya asxaabta siyaasadeed ee kadhisan magaalada Muqdisho ayaa kahadlay arrimaha doorashada Soomaaliya.

Salaad Cali Jeelle, ayaa siweyn loogu xasuustaa doorashadii sanadkii 2012-kii xilligaasi oo uu ahaa musharax uuna barlamaanka Soomaaliya kuyiri hadal ilaa hadda la qaato oo ahaa “Lacagi waa cunis codkana aniga waa inaa isiisaan”, oo uu ula jeedey anigu lacag bixin maayo laakiin waa inaad musharixiinta kale lacagta ka qaadataan codkana isiisaan.

Haddaba hamigiisa sanadkaan iyo arrimo kale Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa ka waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: