HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in natiijada madashu aysan hiilo ahayn.

Muqdisho, Aug 10 2016--Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran cidna aan loogu roonaanin cidna aan loogu darnaan doonin, isagoo intaa ku daray in loogu roonaanayo Maslaxada Soomaaliya sida ay suurtagalka ku tahay.

TACSI: Ardayda iyo Macallimiinta Xamar ku geeriyootay Alle ha u Naxariisto.
“Xildhibaanada baarlamaanka ee keenay mowshinka, talaabada ay qaadeen waa sharci daro” Muudey, ku xigeenka baarlamaanka.
Gudiga doorashada dadban oo war kasoo saaray mashaqo kadhacday Jowhar.

Muqdisho, Aug 10 2016–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran cidna aan loogu roonaanin cidna aan loogu darnaan doonin, isagoo intaa ku daray in loogu roonaanayo Maslaxada Soomaaliya sida ay suurtagalka ku tahay.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed kula dar daarmay in ay mar walba taageero buuxda siiyaan dowladda Soomaaliya si ay u guuleystaan shacabka iyo dowladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0