MAANHADAL: Burburka waddooyinka Puntland (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Burburka waddooyinka Puntland (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaala

Maanhadal: Dood la isku lafa jabay ayaa dhexmartay Martida Barnamijka Maanhadal ee maanta
(DHAGEYSO MAANHADAL) Dhaashane VS Xaad: Xamar iyo Hantida la Haysto!
MAANHADAL: Maalmaha Xoriyada& 60 Sano kadib (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku saabsan yahay  wax ka qabashada waddooyinka sii baaba’aya iyo sida loo heli lahaa waddooyin tayo buuxdo leh cimrigooduna raago.

Dhanka kalle waxaa lagu eegi doonaa waddooyinka xaafadaha magaalooyinka loo sameeyey ma yihiin kuwo leh hanaankii waddooyin looga baahnaa?

waxaan soojeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin oo Bosaaso ku sugan.

Dhegayso.

Sawirro.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: