HomeUncategorized

DHEGEYSO-Puntland oo dib u baaraysa maxaabiistii Alshabaab ee la xukumay.

Boosaaso, Aug 09 2016---Wasiirka cadaaladda iyo arimaha diinta dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa sheegay inay guddi u saareen soo baara wararka sheegaya inay yihiin carruur aan gaarin da'da maxkamadda qaar ka mid ah maxaabiistii Al-shabaab ee lagu qabtay deegaanada xeebaha bilo kahor.

Daawo Sawirada Soo dhoweynta Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ee magaalada Baydhabo.
G/Wakiillada ee DG Puntland oo si Aqlabiyadleh u ansixiyey Dastuurka Cusub ee Puntland. [Akhris …]
Barlamaanka Puntland oo Go’aamo ka soo saaray shirkii uga socday Garowe

Boosaaso, Aug 09 2016—Wasiirka cadaaladda iyo arimaha diinta dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa sheegay inay guddi u saareen soo baara wararka sheegaya inay yihiin carruur aan gaarin da’da maxkamadda qaar ka mid ah maxaabiistii Al-shabaab ee lagu qabtay deegaanada xeebaha bilo kahor.

Wasiirka ayaa sheegaya guddiga inay baari doonaan ee daymaha horay QM usoo saartay ee la xiriirtay inay carruur kujiraan dadka ay xukunka kuriday maxkamad kutaala magaalada Garoowe. Arimahaasi iyo waliba hanaanka garsoorka ee Puntland waxaa uu uga waramay Maxamuud Cabdi Ibraahim oo Bossaso kusugan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: