HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dhalinyaro kasoo horjeesatey doorashadii gudoomiyaha dhalinyarada G.Karkaar.

Qardho, Aug 08 2016--Dhowaaan waxaa magalada Qardho ka dhacaday doorasahada gudoomiayah dhalinyarada gubolak karkar iyo ku xigeenkiisa, iyadoona ay doorashada ka qaybgaleen mas'uuliyiin kala duwan.

Nabaddoonnada gobolka Bari oo baaq-nabadeed ka soo saaray colaadda Kob-dhexaad
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.
Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir May- 1 – 2016 Wariye Hassan Haykal (Studio Daljir Boossaaso)

Qardho, Aug 08 2016–Dhowaaan waxaa magalada Qardho ka dhacaday doorasahada gudoomiayah dhalinyarada gubolak karkar iyo ku xigeenkiisa, iyadoona ay doorashada ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan.

Hadaba waxaa dorashadas ka soohor jeestay kuna tilmammay doorasha aan  loodhamayn waxaana qaadacay gudoomiyihii hore iyo qaar kamid ah dhalinyarada kunool gobolkaasi.

Maxamuud fantastic ayaa warbixintaan Daljir Qardho ku diyaarshey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: