HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dhalinyarada xirfadleeyda ah oo kusoo badanaysa magaalada Boosaaso.

Boosaaso, Aug 08 2016--Magaalada Bosaaso Waxaa ku nool Dhalinyo kooban oo ku shaqaysta Xifafadaha Gacanta laga Qabto Waxayna ay sameeeyaan oo ay soo saaraan intabadan Qalabka Dibadaha nalooga keeno oo ay kamidyihiin Sanaaduuqda tanaagta shidaalka Agabka lagagaga shaqaysto Beeraha Burjikooyinka iyo wixiilamid ah.

Safiirka Australia ee Soomaliya oo Garowe Maanta soo Gaaray
Dilalka madaxda dawlada oo ku soo kordhaya Puntland & dawladda oo wacad ku martay in ay tallaabo qaadi doonto.
DHEGEYSO-Khudbaddii Madaxweyne Gaas ka jeediyey furitaankii kalfadhiga barlamaanka.

Boosaaso, Aug 08 2016–Magaalada Bosaaso Waxaa ku nool Dhalinyo kooban oo ku shaqaysta Xifafadaha Gacanta laga Qabto  Waxayna ay sameeeyaan oo ay soo saaraan intabadan Qalabka Dibadaha nalooga keeno  oo ay kamidyihiin Sanaaduuqda tanaagta shidaalka Agabka lagagaga shaqaysto Beeraha  Burjikooyinka iyo wixiilamid ah.   

Hadaba Asad  yuusuf cali  iyo maxamed Barqad Saleeebaan  Waxa ay ka midyihiin dhalinyarada Xirfadan ku shaqaysta Waxa ka shaqeeeyaan Goob loogu magacdaray Rugta farsamada Sanaadiiiqda ee Alxikma  Waxaa saaka goobtaasi ku booqday Wariye Xasan Heykal  oo kusugan Daljir Bosaaso  uguhoreena Waxa uu waydiiyay Waxa ku dhaliyay in shaqad aya qabtaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: