HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warkii fiidnimo ee Daljir iyo Weriye Kooshin.

Garoowe, Aug, 07 2016 Habeen wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana caawa xarunta Daljir ee magaalada Garoowe kasoo jeedinaya Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.

Dawladda iyo mucaaradka oo siyaabo kale duwan uga hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Muqdisho. [Akhris …]
Puntland oo sheegtay in dastuurka federaalka aan lagu faafin karin Puntland inta laga xallilayo cilaaqaadka wada-shaqayneed ee Puntland & federaalka.
Wiil Somali ah oo Maxkamad lagu soo taagay Maraykanka

 Garoowe, Aug, 07 2016   Habeen wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana caawa xarunta Daljir ee magaalada Garoowe kasoo jeedinaya Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: