HomeUncategorized

Soomaaliya oo martigelinaysa shir madexeedka Urur goboleedka IGAD.

Muqdisho, 6 August 2016 (Villa Somalia)-----Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga soo qeybgaley shir madaxeedkii 2-aad ee waddamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD, iyo dalalka kale ee Afrika iyo beesha caalamka ay uga arrinsanayeen xasaradda ka aloosan Jamhuuriyadda Koonfuurta Suudaan.

(WACAAL DARAY AH) DFS oo lagu eedeyey in Mashruuca Dekeda Garacad ay Hobyo u wareejinayso
Dowladda Faderaalka Soomliya oo cambaaraysay weerarkii ismiidaaminta ee shalay Muqdisho kadhacay.
DHEGEYSO-Laamaha ammaanka gobolka Bari oo qabtay rag Alshabab katirsan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: