DHEGEYSO-Mucaawimo loo wado gobolada dhexe oo laga amba bixiyey Boosaaso.

Boosaaso, Aug 05 2016–Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta kadhacday munaasabad lagu sagootinayey raashin mucaawimo ah oo Turkigu ugu talagalashay deegaamada Galmudug iyo Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com