HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warkii Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Madar.

Qardho, Aug 05 2016--Kulan wanaagsan Jumce Kariim kusoo dhowaada warkii Duhurnimo ee Daljir, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Qardho kasoo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar.

Arday ka qalinjabisay Machadka Culuumta Caafimaadka ee Bossaso oo helay waxbarasho jaamacadeed ee dalka Sudan. Dhegaysi …
Wasaarada caafimaadka Puntland oo ka digtay cudurada ka dhasha xilliyada roobka.
Ciidamada Asluubta magaalada Garoowe oo uu u furmay tababar shaqo.

Qardho,  Aug 05 2016–Kulan wanaagsan Jumce Kariim kusoo dhowaada warkii Duhurnimo ee Daljir, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Qardho kasoo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: