HomeUncategorized

Dugsiga Alwaxa Garoowee oo ku guulaystay barnaamijkii Tartan iyo Tacliin.

Qarrdho, Aug 04 2016--Dugsiga sare ee Alwaaxa ee magaalada Garoowe ayaa caawa ku guulaystay barnaamijkii Tartan iyo tacliin, kaasi oo ay ku loolamayeen 30 kamid ah dugsiyada waxbarashada ee Puntland.

Madaxweynayaasha Somalia iyo Jabuuti oo kulmay
Madaxa hay?adda ?WHO? u qaabilsanaa Somaliya oo laga afduubay Ceeldheere, Galgaduud.
Baargaal oo laga dhisayo dugsi ay agoontu wax ku baartaan oo qurba-joogtu maal-gelisay (Dhegeyso)

Qarrdho, Aug 04 2016–Dugsiga sare ee Alwaaxa ee magaalada Garoowe ayaa caawa ku guulaystay barnaamijkii Tartan iyo tacliin, kaasi oo ay ku loolamayeen 30 kamid ah dugsiyada waxbarashada ee Puntland.

Munaasabad lagu soo xirayey tartankii kama dambaysta ahaa oo kadhacday jaamacadda Bariga Africa ee Qardho ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiinta gobolka Karkaar, kuwa degmada Qardho, madaxda Daljir iyo Golis, tartamayaal iyo boqolaal daawadayaal ah.

Tartanka kama dambaysta ah ayaa waxaa sanadkaani isugu soo horay dugsiyada Al-waxa Garoowe iyo Al-azhar Qardho iyadoona uu dugsiga Al-waxa 10  dhibcood ku qaaday tartanka sida uu ku dhawaaqay gudoomiyaha gudiga Tartank, halka dugsiga kale ee Al-azharna uu helay 4 dhibcood.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: