HomeUncategorized

DHEGEYSO-Duubabka dhaqanka Hiiraan oo ka jawaabey hadal kasoo yeeray maamulka gobolka

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Dowladda Somalia Yuusuf Axmd Hagar Yuusuf Daba-geed ayaa dhawaan sheegay in Maamulkiisa uusan aqbali doono shirar siyaasadeed oo ka dhaca Gobolka Gaar ahaana shirar looga hadlayo Dhismaha Maamul ugaar ah Gobolka Hiiraa.

(DHAGEYS) Shacabka Gobalka Gardafu oo ka hadlay Xiritaanka Radio Daljir
Dawladda Soomaaliya oo guulo ka sheegatay dagaalladii saacadihii ugu danbeeyey ka dhacay Muqdisho. [Akhris …]
Rasaasta kadhacda hubka culus oo maanta mar kale laga maqlayo Galkacyo.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Dowladda Somalia Yuusuf Axmd Hagar Yuusuf Daba-geed ayaa dhawaan sheegay in Maamulkiisa uusan aqbali doono shirar siyaasadeed oo ka dhaca Gobolka Gaar ahaana shirar looga hadlayo Dhismaha Maamul ugaar ah Gobolka Hiiraa.  

Waxaa Hadalkaasi Gudoomiyaha si aad ah kaga carooday Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo qaarkood ay diidan yihiin in la mideyo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.  

Nabadoon Maxamed Yacquub Isxaaq oo ka mid ah Waxgaradka Gobolkaasi Hiiraan ayaa Radio Daljir usheegay in Gudoomiye Dabgeed uu uhadlay si aan Farxad Gelin Shacabka Gobolkaasi.  

Waxa uu Nabdoonka arimahaasi uga waramay Cumar Laki Man oo Kusugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: