HomeUncategorized

Waraysi-Xildhibaanadii mooshinka ka keenay gudoomiyaha barlamaanka Koonfur Galbeed.

Baydhabo, July 31 2016--Xildhibaano gaaraya ku dhawaad 40 Mudane oo katirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Baydhaba waxay ku sheegeen in ay diyaariyeen Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulkaasi.

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kal-fadhi ka yeelanaya hindisaha horumarinta Bankiga dhexe
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka hadashay dhibta ku dhacday Somaalida kuna baaqday in la is dejiyo, (Dhegayso)
DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo wariye Kooshin

Baydhabo, July 31 2016–Xildhibaano gaaraya ku dhawaad 40 Mudane oo katirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Baydhaba waxay ku sheegeen in ay diyaariyeen Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulkaasi.  

Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed waa 149 Mudane Waxaana Dastuurka Maamulkaasi uu dhigayaa in 35 Xildhibaan iyo wixii ka badan ay keeni karaan Moshin Xil ka tuuris ah.  

Hadaba Olalaha Xildhibaanada iyo Mooshinka ay wadaan waxaa Radio Daljir uga waramay Xildhibaan Maxamed Kariim Maxamed oo kamid Xubnaha Wada Mooshinka ka dhanka ah Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed.  

Waxaana uu uwaramay Cumar Laki Man oo ku sugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: