HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Garoowe, July 31 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir, waxaana barnaamijka maanta xarunta Daljir ee magaalada Garoowe kasoo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Uganda iyo Midowga Afrika oo Isku khilaafsan Magta Askarta kaga Dhimata Soomaliya
Mahdi maxamed Guleed oo la kulmay guddiga baaraya dhacdadi xabsiga Dhexe
Baahin: Axad, Apr 29, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. R/wasaare Gaas oo la kulmay urarada bulshada rayadka ah ee Muqdisho, ugana xog warramay dhamaystirka barnaamijka Road-mapka; Ahlu sunna oo ku gacan sayray maamul goboleed laga sameeyo gobollada dhexe ee Somaliya; Xil. Gaagaale oo difaacay hindisaha maamul dhismeed; Waxbixin ku saabsan diyaarad nooca rakaabka ah oo shil ku gashay madaarka C/llahi Yusuf, Galkacyo.

Garoowe, July 31 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir, waxaana barnaamijka maanta xarunta Daljir ee magaalada Garoowe kasoo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: