Nolosha qoysaskii ka soo barakacay gobolka Faafan ee DDS (Warbixin)

HomeWararka

Nolosha qoysaskii ka soo barakacay gobolka Faafan ee DDS (Warbixin)

Shalay Gobolka FAAFAN maantana SANAAG: Waxa ay ahaayeen beeraley tabcada dalaga beeraha; qaarkood xoolodhaqato xeryuhu u buuxaan; halka qaar kalena ay

Puntland oo xaalad dagaal gashay iyo awaamiirta Guddiga Amniga
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud

Shalay Gobolka FAAFAN maantana SANAAG: Waxa ay ahaayeen beeraley tabcada dalaga beeraha; qaarkood xoolodhaqato xeryuhu u buuxaan; halka qaar kalena ay ahaayeen ganacsato badeecadaha ka baayacmushtara; laakiin maanta intaa midna ma hayaan oo waa ay ka faromaranyihiin. Waxa ay ka soo barakaceen Gobolka Faafan oo ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomalida (DDS), maantana waa deegaanka LAAKO ee Gobolka SANAAG | Mohamad Hassan Dhalo ayaa booqday, warbixintanna inoo ka diyaariyey

 

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: