HomeUncategorized

Madaxweyne Erdogan oo eedeeyey saraakiil American ah.

Istanbul, July 30 2016-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa eedeeyn u jeediyay saraakiil ka tirsan ciidanka ammaanka dalka Mareykanka, kuwaas oo uu ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkiga.

Wasiiru dawlaha Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Prof. C/Qadir C. Xaashi oo la kulmaya qurbajoogta Puntland ee Minnesota, 3-da July.
Gacan ku dhiiglihii dilay Gudoomiye Maryacade oo maanta Baledweyn lagu toogtay (Dhegeyso)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Istanbul, July 30 2016-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa eedeeyn u jeediyay saraakiil ka tirsan ciidanka ammaanka dalka Mareykanka, kuwaas oo uu ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkiga.

Recep Tayyip Erdogan, ayaa sarkaal sare oo ka mid ah militariga Mareykanka ku eedeeyay inuu la jiro dadkii isku deyay inay dowladda afgembiyaan, laba isbuuc ka hor, ninkaasna waxaa lagu magacabaa Janaraal Joseph Votel

General l Joseph Votel ayaa dhawaan  sheegay in shaqa ka eryidda ciidamada Turkiga kadib afgembigii dhicisoobay uu wax u dhimayo wada shaqeynta militariga.

Dowladda Turkiga ayaa waxa ay dhowaan shaqadii kajoojisey boqolaal kamid ah saraakiisha ciidnaka dalkaasi oo la rumaysan yahay inay ku luglahaayeen afgembigii dhicisoobey ee kadhacay dalkaasi.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: