Xildhibaan Shaybe iyo Sababta Ansixinta Xukuumadda: “Anigu waa Diiday in Kuwii la Riday la soo Celiyo”

Xildhibaan Cabdiqaadir Shaybe Shiikh Maxamuud oo ka mid ah Baarlamaanka Puntland oo aan ka wareysanay sababta Baarlamaanku u ansixiyeen xukuumaddii ay rideen oo aan wax ka baddel muuqda lagu samayn. Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah meelmariyey golaha xukuumadda Puntland ee madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ oo magacaabay maalinkii Isniinta ahayd ee todobaadkaan, … Continue reading Xildhibaan Shaybe iyo Sababta Ansixinta Xukuumadda: “Anigu waa Diiday in Kuwii la Riday la soo Celiyo”