Waraysi: Mashaariic ka socota degmada Buursaalax (daawo)


Guddoomiyaha degmada Buursaalax ee gobolka Mudug Sayid Maxamed Aw Saleebaan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay maanta Radio Daljir waxa uu uga warbixiyay halka ay masrayso dhimaha waddada bartamaha ee degmada Buursaala oo si iskutashi ah lagu dhisayo.

gudoomoomiyaha ayaa sheegay in mashaariicda ka socda degmada ay kamid yihiin mashuurca dhismaha suuqa degmada iyo mashuurca  soolar galinta magaalada.

waxa uu uwaramay wariye Cabdinaasir Ibraahim Maxamed.

Daawo.


U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *