Site icon Radio Daljir

Taliyaha Taraafikada oo ka hadlay dhibaatooyin ka taagan waddooyinka isku xira Puntland (dhegayso)

Taliyaha Ciidamada Ilaalada Nabadgalyada Waddooyinka ee Puntland ayaa ku baaqay in hakad la geliyo isku socodka gaadiidka xiliyada togga si loo yareeyo khasaaraha ka imaanaya.

Waxaa uu ugu baaqay shacabka inay ku degdegin togga, iyadoo gaadiid iyo dad lagu la’yahay , qaarna la helay maydkooda.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5afea3daff0000abc14adb63/Taliye+Faniin+.mp3?_=1
Exit mobile version