Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb1859ffd0000cf7fbc134d/SD_Geeddi_Garowe_01_Oct_2018.mp3?_=1
Exit mobile version