Muxuu salka uu ku hayaa khilaafka ganacsatada, dowladda iyo shirkadda P & O Porrts, taasi oo saamayn ku yeelatay dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee kasocday Bosaso (dhegayso)

Waxaa saaklay xiran inta badan suuqa wayn ee ganacsiga ee magaalada Bosaso, iyadoo dhanka kalle ciidamo katirsan dowladda la dhigay waddooyinka gala suuqa kuwaasi oo dowladda ay sheegtay inay ka hortagayaan dad amaan xumo ka wada magaalada Bosaso. Xirnaashiyaha suuqa ayaa salka ku haya khilaafka dowladda iyo ganacsatada ee ka taagan dekedda Bosaso, hadaba muxuu … Continue reading Muxuu salka uu ku hayaa khilaafka ganacsatada, dowladda iyo shirkadda P & O Porrts, taasi oo saamayn ku yeelatay dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee kasocday Bosaso (dhegayso)