Site icon Radio Daljir

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo farriin u diray Madaxweynaha iyo Xukuumada (dhegayso)

Gudoomiyaha golaha Aqalka sare ee Somalaiya mudane  C/xaashi ayaa  mudo sadax maalin ah gudahood uqabtay Madaxweynaha  iyo Xukumada in ay uga soo jawaabaan caba shadooda Madaxda maamul goboleedyada dalka  .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in dowladda Soomalaiya mudo badan ay ka sugayeen jaawab waafi ah ,balse ay u muqato in Xukuumadu ay ka caga jiidayso codsigii ay udireen  .

Waxa uu  gudoomiyaha sheegay in madaxda maamul goboleedyada dalka  uu uga mahad celinayo labadii jeer oo ay hakiyeen shirarkii ay lahaayeen.

Dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bcc2441fd00007cf2c09451/Gudoomiya+aqalka+.mp3?_=1
Exit mobile version