Site icon Radio Daljir

Garowe lagu qabtay Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka HIVS/ AIDSka (dhegayso)

Xuska maalinta caalamiga ah ee Adiska ayaa lagu qabtay magaaladda Garoowe ,iyadoona hay’adda la dagaalanka iyo ka hortaga u qaabil-san Puntland ee PAC ay sheegtay inay kordhayaan dadka qaba cudurkaasi .

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa faah faahinta warkaasi kasoo diray Garoowe.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a2160560a01005a73923e03/Warbixinta+Xuska+Maalinta+Caalamiga+ah+ee+Aydhiska++Adduunka+by+Axmed+Sheekeeye.mp3?_=1
Exit mobile version