Site icon Radio Daljir

Farmaajo oo Tacsi U Diray Qoyska Bush Iyo Shacabka Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi waxa uu u diray qoyskii uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George HW Bush.

Qoraal uu Madaxweyne Farmaajo soo dhigay Bartiisa twitte-ka ayaa waxa auu ku sheegay in George HW Bush uu ahaa Nin dowladeed,isla markaana ku dadaalayay Nabada Dunida.

Hooska Akhri Qoraal uu Madaxweyne Farmaajo Dhigay Twitterka.

Exit mobile version