Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Wasaarada beeraha Puntland oo ka ahdashay waxqabadkeeda 2016.

Garoowe, Feb 05 2017-Wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda Puntland ayaa sanadkii dhammaaday ee 2016 kamid noqotay wasaaradihii ugu dhaqdhaqaaqa wanaagsanaa wasaaradaha kala duwan ee Puntland.

Wasaaradda ayaa ku dedaashay sidii beeralayda Puntland u heli lahaayeen horumar dhinacyada, agabka beeraha, siirarka, waraabka iyo tababarada ah, sida ay Daljir u sheegtay Siciido Xuseen Cali wasiir ku-xigeenka beeraha dowladda Puntland.

https://daljir.com//resources3/files/Wasiir%20kuxigeenka%20Beeraha%20Siciido%20sax%20sax.mp3?_=1
Exit mobile version