Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalo kadhacay magaalada Jubba.

(July 09 2016)-Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir iyo kuxigeenkiisa Reik Machar ayaa ciidamo kala taabacsani ku dagaalameen magaalada Caasimada ah ee Jubba, iyadoo isku dhacan uu yahay kii u horeeyay ee labada ciidan dhex mara, tan iyo markii Reik Machar dib ugu soo laabtay magaalada Jubba.

Axmed Maxamed Nadiif oo Buuhoodle jooga ayaa warkaasi soo kooban.

https://daljir.com//resources2/files/Dagaalo%20dib%20uga%20Qarxay%20Koonfurta%20Suudaan%20Axmed%20Maxamed%20Nadiif%2009-07-2016.MP3?_=1
Exit mobile version