Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Shacabka Qardho oo aragtiyo kala duwan kadhiibtey xukun shalay kadhacay Gal-dogob.

Qardho, Jan 30 2017-Shacabka kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo lahadlayey Daljir ayaa aragtiyo kala duwan kadhiibtey xukunkii shalay lagu ridey dhalinyaro ku kufsatay degmada Gal-dogob.

https://daljir.com//resources3/files/Codadka%20bulshada%20Qardho%2030_1_2017.mp3?_=1
Exit mobile version