Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal Khilaafka Maamulka Khaatumo.

Galkacyo, Aug 19  2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Maanhadal, waxaana todobaadkaan lagu falanqaynayaa khilaafka mas’uuliyiinta Khaatumo ee ku aadan wadahadalada Soomaaliland iyadoona lagu casuumey gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo iyo wasiirka arrimaha gudaha.

JAMAL FAARAX AADAN.

https://daljir.com//resources3/files/MAANHADAL_19_OGOS_2016_JFA_Gaalkacyo.mp3?_=1
Exit mobile version