Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Barnaamij Gaar ah dib u xusuusinta 21-ka Octobar iyo Cumar Lakin Man.

Caabudwaaq, Oct 22 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamij gaar ah oo ay Idaacadda Daljir ku maamuusaysey todobaadkii Millatariga Soomaaliya gaar ahaan 21 October 1969-kii markii dowladdii kacaanku Soomaaliya qabsatay.

Barnaamijkaan dibu xusuusinta 21 October waxaa xarunta Daljir ee magaalada Caabudwaaq ku diyaariyey Cumar Lakin Man.

https://daljir.com//resources3/files/Barnaamij%20Gaar%20ah%20Xusuusta%2021%20October%201969%20iyo%20curashadii%20Kacaanka%20By%20Cumar%20Laki%20Man%20sax.mp3?_=1
Exit mobile version